Hubka Casriga ah ee Daacish ku dagaalanto oo la ogaaday halka laga keenay iyo sida ay ku heleen

Warbixin ay soo saareen hay’ada baarta hubka loo adeegsado dagaalada caalamka ka socda ee Conflict Armament Research (CAR) ayaa lagu sheegay in hubka ay kooxda Daacish u isticmaashay dagaalada Siiriya iyo Ciraaq in badan laga keenay reer Galbeedka iyo waliba Sacuudiga. Qoraalka baaritaankan oo khamiistii shalay la shaaciyey ayaa lagu cadeeyey meesha laga keenay in ka badan … Continue reading Hubka Casriga ah ee Daacish ku dagaalanto oo la ogaaday halka laga keenay iyo sida ay ku heleen